Nabiga NNKH markii la amray inuu dacwada kor u qaado
Nabiga 3 sano markii uu ugu yeerayay Dadka Diinta si qorasoon markii danbe waxaa la amray in uu muujiyo oo kor ugu dhawaaqo Dacwada kana Bilaabo qaraabadiisa Nibiga صل الله عليه وسلم wuxuu ugu yeeray Reer Banii Haashim oo ah jifadiisa iyo Rabanii mudhalib waxaa uyimid 45 Nin wuxuu ugu yeeray diinta waxaa ujwaabay Abuu lahab oo ahaa Adeerkiis Abihii ladhashay wuxuuna yiri muxamadow aderadaa waa kuwan Nalahadal oo iskadaa waxa aadwadato Anaga kaama difaaci karno carab oodhan waxa Nagu Haboon in aan adiga Gacmaha ku qabano Nabiga Fadhigaas kama Hadlin shib buu iska yiri
Markale ayuu wuxuu fuulay Buuta looyaqanay abiiqubays Dadka ayuu dinta ugu yeeray
Inataas kadib quraysh waxay Bilowday Holgal ee ooga Hortagayso Diinta islaamka waxay wafdi odayaal ah udirtay Abuudhaalib oo ahaa Nabiga adeerkii waxayna kutiri wiilka aad adeerka utahay wuxuu caaya ilaahyadanada caqli gaabini ayuu nagu tilamaamaa
Arintaad in aad kareebto ama aad Anaga iyo asaga Naga dhax baxdo mid Halagaa Helo abuu dhalib sidagan buu ulahadlay wuuna dajiyay odayashii Nabigana صل الله عليه وسلم wuxuu sii watay Hooshiisi Dacwada Qurash markay Aragtay Nabiga inuu ka joogsanaynin Arinkan way tashatay waxayna Goaannsatay Dagaal iyo waxkasta oo lagudhibaatayn karo Nabiga صل الله عليه وسلم waxaybilowday
1 nabiga in lagu jeejeso
2 inla xaqiro
3 shubhooyo iyo Boronbagaado in lagu kiciyo
4 been abuurad in laga sameeyo
Iyo marna In ay Gorgortan iyo Heshiis usoo Bandhigan Mar in aydhahaan Boqor baan kaa dhiganaynaa Nabiga waxas oo dhan uma joojinin wuxuu siiwatay faafinta amanadii ilaahay usoo dhiibay
KUSALIYA NABIGA صل الله عليه وسلم
Qore: Sh.Deeq cabdi xuseen