Faaidooyinka laga helo cabitaanka biyaha


 15 faa,iido oo lagahelo cabida biyaha



1.Miisaan  dhimista:
Biyuhu ma laha dufan, ma laha kalooriyo, ma laha karbohaydraytyo, ma laha sonkor.

2. CAAFIMAADKA WADNAHA: Waxay hoos u dhigaan halista wadno-qabadka 41%

3. madax xanuunka :waxay dawo uyihiin madax xauunka, biyaha cabida oo yaraatan madax xanuun ay sabtaa.

4. maqaarka :
Nadiifinta maqaarka ay qayb kaqaataan biyuhu iyo dhalaalka


5. DHIBAATOOYINKA dheefshiidka: Biyuhu waxay kaa caawin karaan in ay daaweeyaan dhibaatooyinka aashitada caloosha

6. HALISTA KANSARKA:
Yaree khatarta kansarka mindhicirka 45% iyo kansarka kaadiheysta 50%