Qofta caadada leh
maxay samaynaysaa xiliga salaada
❁ ماذا تفعل الحائض عند
وقت الصلاة؟ ❁
Maxay samaynaysaa
gabadha dhiiga caada qabta waqtiga salaada?
◉ عَنْ عُقْبَةَ بْنِ
عَامِرٍ الْجُهَنِيِّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ أَنَّهُ كَانَ يَأْمُرُ الْمَرْأَةَ
الْحَائِضَ عِنْدَ أَوَانِ الصَّلَاةِ أَنْ تَوَضَّأَ وَتَجْلِسَ بِفِنَاءِ
مَسْجِدِهَا، فَتَذْكُرَ اللَّهَ وَتُسَبِّحَ.
Waxaa lagasoowariyay
Cuqba bin Caamir Aljuhani inuu amrijiray haweenayda qabta dhiiga caadada marka
laqaaro wakhtiga salaada inay weesaysato oo ay fariisato meeshay kutukanjitay
kadibna ay Allaah xusto ayna u tasbiixsato. [1]
◉ عَنْ عَطَاءٍ فِي
الْمَرْأَةِ الْحَائِضِ : أَتَقْرَأُ ؟ قَالَ : لَا، إِلَّا طَرَفَ الْآيَةِ،
وَلَكِنْ تَوَضَّأُ عِنْدَ وَقْتِ كُلِّ صَلَاةٍ، ثُمَّ تَسْتَقْبِلُ الْقِبْلَةَ،
وَتُسَبِّحُ وَتُكَبِّرُ وَتَدْعُو اللَّهَ.
Waxaa lawaydiiyay
Cadaa hawenayda diiga caadada qabta, ma'akhrinkartaa qur'aanka? Wuxuu yiri:
maya, inay aayad qaybteed akhriso mooyaane, balse way weesoqqdanaysaa salaad
walba waqtigeeda kadib qibladay ujeensanaysaa oo way tasbiixsanaysaa
wayna takbiiranaysaa ilaahayna Allaahna baryaysaa. [2]
◉ قال الْحَكَمَ بْنَ
عُتَيْبَةَ : كَانَ يُعْجِبُهُمْ فِي الْمَرْأَةِ الْحَائِضِ أَنْ تَتَوَضَّأَ
وُضُوءَهَا لِلصَّلَاةِ، ثُمَّ تُسَبِّحَ اللَّهَ وَتُكَبِّرَهُ فِي وَقْتِ
الصَّلَاةِ.
Wuxuu yiri Alxakan
bin cutayba: Waxaa cajabgalinjiray oo ay jeclaayeen inay weesaysato haweenayda
dhiiga caadada qabta weesadii salaada klkadibna ay Allaah utasbiixsato una
takbiirato waqtiga salaada. [3]
◉ قال مَكْحُولٌ :
تُؤْمَرُ الْحَائِضُ تَتَوَضَّأُ عِنْدَ مَوَاقِيتِ الصَّلَاةِ، وَتَسْتَقْبِلُ
الْقِبْلَةَ وَتَذْكُرُ اللَّهَ تَعَالَى.
Wuxuu yiri Makxuul:
waxaa la'amrayaa gabadha dhiiga caadada qabta inay weesaysato xiliyada salaada
kadina ay qiblada ujeensato oo ay xusto Allaah sareeyee. [4]