deeqda wax barasho ee Turkiga 2023-xogwranplus

 


Deeqda wax barasho ee Turkiga waxaa sidoo kale loo yaqaan deeqda dowladda Turkiga, taas oo ah deeq ay si buuxda u maalgeliso  Madaxtooyada Jamhuuriyadda Turkiga. deeqdaasna waxaa lagu tilmaama inay tahay deeqda waxbarasho ee ugu wanaagsan adduunka. Deeqda Turkiga waxay dammaanad qaadaysaa dhammaan khidmadaha wax-barashada iyo tas-hiilaadka kale iyo mudnaanta inta lagu gudajiro daraasadda ardayga ajnabiga ah, maaddaama ardayga Turkiga aan loo oggolaan inuu ku raaxeysto adeegyadan oo kale.

Maqaalkan waxaan ku bixin doonaa macluumaadka iyo shuruudaha ugu muhiimsan ee la xiriira deeqda wax barasho. gelitaanka iyo habka is diiwaangelinta ee deeqda Turkiga ee bilaashka ah sanada 2023.


Fiiro gaar ah


Waxaa barbar socda deeqda  


Guri gaar ah oo bilaash ah oo loogu talagalay ardayda haddii ay xaaladdu tahay guri jaamacadeed.


Ka faa'iidaysiga adeegyada qaarkood ee ardayga lagu siin karo deeqda.


Caymiska caafimaadka, ku raaxaysiga adeeg caafimaad, iyo aaditaanka isbitaalada oo lagu dawaynayo si bilaash, ama loo sameeyo qiimo dhimis .


Waxaa bilaash lagu barayaa afka Turkiga muddo sanad ah.


Wuxuu helayaa tikidhada diyaaradaha oo bilaashka oo ay ugu talagashay deeqdu.


ardayda qaata deeqda waxbarashada waxay helaan kaar gaar ah oo iyaga xaq u siiya  inay qiimo jaban o aan rasmi ahayn oo ay taageerto dowladda Turkiga ku helaan adeegyo badan.


Bixinta kaararka dalxiiska iyo madadaalada ee ardaydu ku raaxeysan karaan sida gelitaanka goobaha taariikhiga ah iyo dalxiis


Ardayda heshay deeqda waxbarasho waa laga dhaafayaa khidmadaha jaamacadda ee sanadlaha ah.

---

Mushaaraadka billaha ah ee ardayda deeqda waxbarasho ee Turkiga


Shahaadada Bachelor: 1000 liras Turki ah


Marxaladda Masterka: 1400 liras Turki ah


PhD: 1800 TL


Barnaamijyada Deeqda Cilmi-baarista ( 3-10 bilood ): Ardayga waxaa la siiyaa mushahar bille ah 4000 TL

----

 Shuruudaha barnaamijka deeqda Turkiga


Marka hore: marxaladda koowaad ee bachelor


Ardaygu waa inuusan ka waynayn da'a ahaan  21 sano jir.


In aan lagu qorin jaamacad Turki ah hada kahor isla heerka waxbarasho ee uu doonayo inuu dalbado.


Caddayn in ardaygu ka diiwaangashan yahay dugsiga sare ee rasmiga ah.


Celceliska dhibcihiisa dugsiga sare ee guud waa inaanu ka yarayn 70% dhammaan majors, iyo 90% takhasuska waaxda caafimaadka ( Daawada Aadanaha, Ilkaha, Farmashiyaha )


Wuxuu qalin jabiyay ama wuxuu ku dhow yahay inuu ka qalin jebiyo dugsiga sare iyo shuruudaha ay ka mid yihiin:


Warqad ka socota dugsiga uu ardaygu wax ku baranayo dugsiga sare oo uu caddeeyo in heerka ardayga ee fasalka labaad ama simistarka koowaad ee dugsiga sare guud uu yahay mid aan ka yarayn 70%.


Dukumiintiyada looga baahan yahay ardayda doonaya inay codsadaan shahaadada koowaad ee jaamacadda ee barnaamijka deeqda waxbarasho ee Turkiga


Sawir shaqsiyeed casri ah oo leh background cad


Nuqul ka mid ah baasaboorka .


Nuqul ka transcriptiga oo la tarjumay.


Nuqul ka shahaadada dugsiga sare oo la tarjumay.


Darajooyinka ardayga simistarka koowaad ee dugsiga sare oo aan ka yarayn 70%



.


Midda labaad: Masterka 


Codsadaha deeqda Turkiga heerka Masterka waa inaanay da'diisu/deedu ka waynayn 30 sano.


Dhibcaha shahaada bachelor-ka inayna ka yarayn 75%


Dukumiintiyada looga baahan yahay ardayda doonaya inay codsadaan shahaadada Masterka ee barnaamijka deeqda waxbarasho ee Turkiga ee bilaashka ah


Nuqul ka mid ah shahaadada koowaad ee bachelor o wadata transcript la tarjumay oo la xaqiijiyay


Sawirada shahaadada diblooma ama dugsiga sare


 Nuqul ka mid ah transcript dugsi sare oo la xaqiijiyay oo turjuman.


 Dhibcaha ardayga simistarka koowaad ee dugsiga sare ee guud waa inaanay ka yaryn 70%. 



Midda labaad: heerka Masterka waa in Da'da codsadaha deeqda Turkiga, waa in ayna ka waynaan 30 sano. Dhibcaha shaaadada bachelor-ka waa inayna ka yarayn 75%


Dukumiintiyada ay u baahan yihiin ardayda doonaya inay codsadaan shahaadada Masterka ee barnaamijka deeqda waxbarasho ee Turkiga ee bilaashka ah,



nuqul shahaadada koowaad ee jaamacadda, oo wata transcript   turjuman 



diblooma ama dugsi sare oo la xaqiijiyay oo leh liiska darajooyinka, oo la turjumay



Warqad dhiirigelin ah (recommindation litter) oo la aqoonsan yahay oo ku saabsan daraasadda masterka ee Turkiga



Baasaboor shaqaynaya 


liiska darajooyinka la xaqiijiyay oo la tarjumay dugsiga sare ee la aqoonsan yahay oo uu tarjumay dabeecad casri ah oo leh