Vitamin B12 inuu kugu yaryahay astaamha lagu garto
|
Astaamaha |
Vitamin B12 inuu kugu yaryahay astaamha lagu garto
- Daal guud
- yaraanta xusuusta
- Dareemida tamarta jirka iyo muruqyada oo daciif ah
- Jahawareerka maskaxda fiirada oo liidata
- Aragti daciif ah
- kabuubyada gacmaha iyo cagaha labadaba
- Dhibaatooyinka maskaxda
- cunno xumo iyo miisaan dhac
- Maqaarka qallalan ee diiran iyo midabka beddelma
- Indhaha jaalaha ah
- Dareemida niyad jab, jahwareer iyo walwal - niyadda ayaa si dhakhso leh isu beddeleysa
- gariir, markii aad socoto
- Baldhinta ragga
- Calool-fadhi, calool xanuun iyo laabjeexa gaaska soo noqnoqda
- Timaha oo ka lumaya madaxa
- Cunnooyinka ugu muhiimsan ee laga heli karo fitamiin B12
- Beerka, hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo،
- Kalluunka, khudradda, digiraha, iyo miraha.