Faa'iidooyinka caafimaad ee boorashka
Hadhuudhka oo dhan iyobwaxyaaba laga dhanbalaaba waxay hodan ku yihiin fiitamiinnada iyo macdanaha keena
Jidhku inuu dhismo waana tamar caafimaad qabta. Halkan waxaan wax kataabanaynaa faaidooyinka boorashka, iyo wax tarkiisa caafimaad.
Faa'iidooyinka
Waxay daweeysaa niyad jab iyo walwalka, waxay xasilisaa dareemayaasha waxayna wanaajisaa niyadda .
Waa Cunto u wanaagsan oo loogu talagalay dadka da'da ah, kuwa ah, kuwa buka iyo barbaarinta carruurta.
Wuxuu Faa'iido u leeyahay qufaca carruurta marka lagu daro caano iyo malab macaan.
Waxay yareysaa kolestaroolka iyo triglycerides
Wuxuu Faa'iido u leeyahay caafimaadka wadnaha .
Wuxuu Faa'iido u leeyahay buurnaanta .
Waxay ka ilaalisaa kansarka, gaar ahaan mindhicirka iyo kansarka naasaha .
Waxay abaabushaa habka dheefshiidka waxayna ka takhalusta, calool fadhiga, iyo gororka.
Waxay wanaajisaa sonkorta dhiigga waxayna ka hortagtaa timo luminta .
waxay xoojineysaa oo wanaajisaa shaqada iyo rabitaanka galmada ee ragga .
Waxay Faa'iido u ledahay ciyaartooyda inay dhisaan jirka oo ay bogsadaan muruqyada .
dhibaatooyinka maqaarka.
.