Dawladaha ku midoobay ururka jaamacada carabta iyo caasimadahooda
Tirada guud ee dawladaha ay ka koobantahay jaamacada carabtu waxay dhantahay ilaa 22 dawladood oo madax banaan islamarkaana midwaliba ay leedahay calan u gooni ah iyo caasimad ugaara oo goaanadeeda lagu gaaro.
Dawladahan ayaa kala dhaca qaarada asia iyo ta afrika , waxaana kadhaxeeya xidhiidh dhaqan iyo mid diineedba , halka ay wadamada ku yaala qaarada aasia ay wadaagan luqada carabiga , iyada oo ay dawlado yar oo kuyaala qaarada afrika kaga duwanyihiin luqada iyagoo ku hadla luqado ugaara.
Hadaba waxà an maqaalkan kuugu soo bandhigaynaa magacyada dawladaha carbeed anagooo kuu raacinayna mid walba halka ay ku taalo iyo sidoo kale caasimadeeda.
Dawladaha carbeed ee ku yaala qaarada asia
Saudi Arabia caasimadiisuna Ariyadh
Isutaga imaaraadka carabta caasimadiisuna : abu dabay
Saldanada cumaan casimadeedu:masqad
Qatar caasimadeeduna : doha
Kuwait caasimadeeduna: Kuwait
Ciraq caasimadeeduna : baqdaad
Urdun caasimadeeduna: camaan
Lubnaan caasimadeeduna:Beirut
Falastiin caasimadeeduna: ramala
Suriya caasimadeeduna: dimishiq
Yaman caasimadeeduna: sancaa
Baxrayn caasimadeeduna: baxrayn
Dawladaha carbeed ee kuyaala qaarada afrika iyo caasimadahooda
Masar caasimadeeduna:al qaahira
Liibiya caasimadeeduna:tripoli
Suudaan caasimadeeduna:khartum
Tunisia caasimadeeduna:tunis
Mauritania caasimadeeduna:nuwakshood
Maroco caasimadeeduna:ribaad
Algeria caasimadeeduna: aljazair
Jibuti caasimadeeduna: jabuti
Somalia caasimadeeduna:muqdisho