Faaidooyinka saliida saytuunka
Saliid saytuunta
Saliid sytunt waa mid amida liidaha dhirta laga so
saaro wxaana laga miiraa miraha gedkasaytuunka loo yaqaan, waana mid kamida ah
saliidaha ad ugu faaideeya jirka bn aadamka, taas y keenysomaadooyinka muhiimkaa
e ku jra saliidisa, waxay kaladagaalanta
jidk xanuuno badan oo dhiaateeya, sidoo kale waxay qan ku taha fiitamiino badan
oo aykamid yihiin fitamiin A , D, waxaana loga faidaysan kraa saliid satunta
dhinacyo fara badan, waaana amia ah ku uqluqashada aliid saytuuna.
Faaidooyinka ku luqluqashada saliid
saytuunta
Waxaa kamid ah faaidooyinka kowan soo socda:
·
Waxay
daawaysaa cardhadhk udhasha ilkaha iyadoo madowgana kaqaada ciridka ,waxayna
joojisaa dhiiga ciridka.
·
Waxay adkaysaa
ilka firidhsan ee daciifka ah wayna quwaysaa.
·
Waxay kaxay
madawga bishimaha gaar ahaan dadka sigaarka caba.
·
Waxay qaada
barta madow ee indha hoostooda ku dhigta.
·
Waxay dawaysaa
daalka badan waxay ka caawisaa qofka hurdo
raaxo leh.
·
Waxay jidhka
kasuulisaa bakteeriyada .
·
Waxay dardar
galisaa nidaaminta nafaqada jirka taasoo qayb laxaad leh ka qaadata caafimaadka
jidhka.
·
Waxay xad u
yeeshaa sii kobaca xanuunada lala noolaado sida HIV aids-ka iyo kansarada sida
kansarka dhiiga,
·
Waxay caawisaa
daawaynta cardhadhada dhuunta iyo dhareerayda.
·
Waxay ka
hortagtaa xanuunada qaar sida wadna xanuunka iyo kalyo xanuunka.
Habka loogu luqluqdo saliid saytuunta
Waxaad kartaa inaad hal mar ku luqluqato maalinkii
markaad soo toosto adoon waxba af gali , sidoo kale waxaad ku celin kartaa
sadex jeer , laakiin waxaa lagama maarmaan ah inay calooshu marantahay .
·
Hal malqacad
oo saliid saytuun ah ayaad afka ku shubaysaan intaadan wax cunin.
·
Waxaad ku
ruxaysaa afka dhaxdiisa adoo adeegsanaya carabkaaga si uu uwada gaadho godadka
afk dhaxdiisa ah mudo 15 daqiiqo ah kadibna waad yara nasan hadana waad ku
celin sidii si lamid ah ayaad samayn ilaa ad sadex goor ka gaadhsiinaysid.
·
Mudo kadib
wuxuunoqonayaa mid adag oo ku milmay candhuufta sabatoo ah wuxuu soo nuugayaa
dhamaan suntii ku jirtay jirka, kadibna dhareerka ayaad iska dhaqaysaa adoo
adeegsanaya biyo , kadibna afka waxaad ku maydhaysaa biyo diiran ama biyo milix
lu daray.